Askarmotors

 

Shaqooyinka Aanu Qabano

Askarmotors
     
About us:

Askarmotors - Waa Geeresh Soomaaliyeed oo ku yaala Galbeedka London ee Cariga ingiriiska xaafada Southall Waxaanuna qabanaa

  • Samaynta dhamaan ciladaha dabka Baabuurta
  • Service-yada kala duwan ee baabuurta loo sameeyo saddexdii Biloodba mar ama Lixdii Biloodba Mar Sida
  1. Interim Service (oil & oil Filter Change)
  2. Full Service , (oil, oil Filter, Plugs, Air Filter change)
  3. Major Service, ( oil Filter, Oil, Spark Plugs, Air Filter, Brake Fluid Change, Antifreeze Change with Complete Car Safety Check) .
  • Brakes
  • Shocks
  • Clutches,
  • Gearboxes
  • Exhaust Systems