Halkan Ka Raadi Fanaankaad Rabtid

Askarmotors

About us

Baabuur iib ah

Waxaanu qabano

Heeso

Nagala Soo xariir

Taayiro iib ah

Askarmotors
 
 
 

Askarmotors!
Hoyga Kaydka Fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed

CARS FOR SALE

Baabuur iib ah / Cars For Sale

Waxaanu Kuu haynaa Baabuur badan oo Toyota, Suzuki, Mitsubishi, iyo Nooc Kasta oo aad u baahan tahay oo Aanu kuu Dalbi karno, Baabuurtaas oo wata Garantii 6 Months ah, Hadaad u Baahan TahayWaxaanu ka Fulinaa adeegyo kala Duwan sid Baabuur Kiro ah iyagana Waanu Kuu Haynaa!

Cars For Sale

(Read More.)

SPARE PARTS
Qaybtan Waxaad ka heli doontaa Dhamaan Qalabka Dayactirka Baaburta Waaweyn iyo Kuwa Yaryarba, haday noqoto Spare parts Cusayb ah, Kuwo Second Hand ah iyo Kuwo Electric ahba, hadii aanan ku hayn store-kana waxaanu kuugu keeni karnaa Mudo aad u kooban,


Askarmotors waxuu mar walba diyaar u yahay inuu idiin sameeyo service-ka ugu fiican intii awoodayada ah, fadlan waxii Saxid ama talo iyo Tusaalayn ah noogu soo hagaajiya emailkayaga

 

Feature-1

Qaybta Dabka

Waxaanu kuu samayn karnaa dhamaan ciladaha dabka .

Feature-2

Qaybta Taayirada

Waxaanu kuu haynaa Taayiro cusub iyo second hand-ba ah .

Feature-3

Qaybta Baabuurta iibka ah

Waxaanu kuu haynaa Baabuur badan oo second hand ah oo Guarantee wata

Hoyga Kaydka Fanka Soomaaliyeed

Heesihii Hore,Heeso Banadiri ah,,Heeso qaaci ah, Heeso Kaban ah,Heeso Maay ah, Heeso Af Barawe ah,Heeso Xamari ah, Heeso Wadani ah iyo Heeso Qaraami ah

 
© Askarmotors - Hoyga Kaydka Fanka Soomaaliyeed.