Hoyga Kaydka fanka Soomaaliyeed
About us:

Askarmotors Waa Geeresh Lagu dayac tiro Baabuurta oo ku yaala xaafada Southall ee West London Waxaa la furay Askarmotors Sanadkii 2002 ilaa hadana wuu shaqeeyaa hadaba si aad uga bogatid waxa aanu qabano fadlan gal links-ka hoos ku qoran

  • Samaynta dhamaan ciladaha dabka Baabuurta
  • Service-yada kala duwan ee baabuurta loo sameeyo Lixdii Biloodba mar ama Sanadkiiba Sida
  • Interim Service (oil & oil Filter Change)
  • Full Service , (oil, oil Filter, Plugs, Air Filter change)
  • Major Service, ( oil Filter, Oil, Spark Plugs, Air Filter, Brake Fluid Change, Antifreeze Change with Complete Car Safety Check) .
  • Brakes
  • Shocks
  • Clutches,
  • Gearboxes
  • Exhaust Systems

Hadaba Si aad uga bogatid halkan hoose ka gal qaybta aad rabtid

Fadlan Subscribe for us {Askarmotors}