• Jimce: Ma Shaqayno
  • Kham:8:00am - 12:30
  • Sab - Arb: 8am - 5pm
  • +252634460195

Kusoo Dhowoow Askarmotors

Askarmotors waa geeresh ku yaala magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland.

Waanu ku faraxsan nahay inaad soo booqatay mareegtayada online-ka, oo aad ka heli kartid macluumaadka dhamaan hawlaha aanu qabano, haday tahay inaad Baabuur iibsatid , ama inaad balan service samaysatid ama shaqo kale oo baabuurkaaga aad rabtid in lagaaga qabto. ama Taayiro iib ah Rabtid Cusayb iyo Mustacmalba, dhamaan hawlahaas oo dhan kaga bogo qaybaha hoose..

 — Abdi S askar, Madaxa AskarMotors

Shaqooyinka aanu qabano

Waxaanu samaynaa dhamaan shaqooyinka hagaajinta/samaynta Baabuurta Sida.

  • Bedelaada Saliidaha, Beelalka, Biriigyada iwm.
  • Cilad Bixinta Dabka Baabuurta waaweyn iyo yaryarba.
  • 3Scan garaynta Baabuurta yaryar iyo Waaweynba.
  • Rakibaada dhamaan Alarms-ka,Antitheft iwm.
  • Programinta Fureyaasha iyo ECU-yada .

Halkan Ka gal qaybta aad Rabtid

Gebagebo

u kaalay Askarmotors oo Balan soo samayso.!

Halkan ka eeg dhamaan Baabuurta ay Macradyada Somaliland Taala adoo gurigaaga jooga.

waxaanu kuu programm garayn karnaa dhamaan Fureyaasha Baabuurta iyo Laftaba iyo Dhamaan Maxkaxda (ECU).

Macradyada Baabuurta Lagu iibiyo Hargeysa

Gal Macradka aad Rabtid si aad u aragtid Baabuurta uu Hayo

Fadlan Subscribe for us {Askarmotors}
+252634460195
Abdi Askar
Chief Executive Officer
+252634460195
Magacaa
President of Finance
+252634460195
Magacaa
Executive Vice President
+252634460195
Magacaa
Sales Manager