Gal Qaybta Macridyada , waxaa ku jira dhamaan Macradyada Baabuurta iibiya Somaliland oo dhan, Dooro Macradyada Magaalada aad rabtid.
Ma rabtaa inaad Baabuurkaaga iska iibisid?
Waxaanukuu Hynaa Macradyo iyo shakhsiyaad Baabuurkaaga kaa iibsanaya ama mid kale oo cusub aad ku bedelan kartid farqiga u dhaxeeya labada baabuur qiimahooda ayuun baad ku daraysaa markaad ku qanacdid qiimaha lagu siiyey.!
Adeegyada kale ee aanu Qabano
Key Coding
Ma u baahan tahay in fure laguu programm gareeyo mase kaa lumay furihii ama laftii?.
Scan Garaynta Baabuurta oo dhan
Waxaanu kuu scan garaynaynaa nooc kasta oo Baabuurta yaryar ah.